Su’aalaha badanaa la isweydiiyo

Sideen u bilaabaa Course ama barnaamij?

Si aad u bilowdid Courses, waxaad ka xulataa liiska Courses-ka. Inta lagu jiro nidaamka iibsashada, waxaad si toos ah u abuuri doontaa xisaabta ardayga ee gaarka ah. Waxaad awood u yeelan doontaa inaad isla markiiba aad la dagto Courses-ka  aad iibsatay oo aad ku buuxin kartid kolba sida uu yahay xawaarahaagu. Waxaad heleysaa shahaado dhamaadka Course kasta. Haddii aad dhameysid dhammaan Program Courses-kana, waxaad heli doontaa a program diploma oo dheeraad ah oo bilaash ah (Free of Charge).

Waa imisa qiimuhu iyo sidee baan u bixin karaa?

qiimaha Courses-ku waa kuwa ku dul qoran liiska Courses-ka. Waxaa ku jira qiimaha Courseka, Course Materials iyo sidoo kale shahaadada shakhsi ahaaneed. Waxaad ku bixin kartaa Dahabshiil/Premier Bank/Dara Salaam Bank, Zaad, EVCPLUS, Taaj  iwm.

sida aan u heli doono shahaadadayda?

Si aad u hesho shahaadada shakhsi ahaaneed, waa inaad dhammeysataa Course-ka. Waxaad soo dejisan kartaa shahaadadaada shakhsiyeed ka dib marka aad dhamayso Courseskaaga. Haddii aad rabto nuqul adag oo shahaadadaada ah, waxaan kugula talineynaa in aad ku daabacdo daabacaadda tayo sare leh Shahaadadaada dhijitaalka ah.

Waa maxay qiimaha shahaadada?

Xarunta Tababarada ee Finland Trainig Institute (FTI)  waxay bixisaa Online Courses oo loo diyaariyay hab prcatical ah. shahaadooyinkayagu sidaas daraadeed waa kuwo aad loo aqoonsan yahay oo ay aqbalaan loo shaqeeyayaal  badan oo adduunka ah. hay’adaha caalmiga ah iyo ururrada maxalliga ahiba badankoodu waxay u aqoonsan yihiin shahaadooyin xirfadeed oo sax ah.

Courses-ku ma u baahan yihiin wax aqoon ah hore?

Courses-kan waxaa loogu talagalay dadka soo socda:

  1. dadka Shaqodoonka ah (Jobs seekers)ee doonaya inay helaan xirfad ay ku shaqo tagaan.
  2. dadka shaqeeya (jobholders) hada ee u baahan inay helaan Organizational Best Practices.
  3. iyo cid walba oo danaynaysa inay hesho xirfad ay ku shaqo tagto.
  4. Sidaa darteed, uma baahnid aqoon hore ama wax caddeyn ah sida shahaadooyin hore.

Sidee ayaan idiinla soo xidhiidhaa?

Haddii aad qabtid wax su’aalo ah ama dhibaatooyin ah, fadlan la soo xidhiidh Whatspp Numebr +358465716276 ama 0634607975, 0634733606 , Email: ftrainingi@gmail.com. Waan ku faraxsanahay inaan ku caawino!